Mashruuca dhismaha Wado isku xireysa Soomaaliya iyo Jabuuti oo la saxiixay (Sawirro)

Waxaa Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar ku qabsoomay Shirka 17-aad ee Wasiirada Maaliyadda Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika. Shirkaan oo looga hadlay qodobo dhowr ah oo xambaarsanaa Horumarinta Dalalka Geeska Afrika ayaa markaan waxaa si kaar ah diiradda loogu saaray isku xirka dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo loo sameynayo Waddooyin waaweyn oo isku … Continue reading Mashruuca dhismaha Wado isku xireysa Soomaaliya iyo Jabuuti oo la saxiixay (Sawirro)